Haween ku dhamaaday mashaqo ka dhacday Magaalada Jalalabad (Sawirro)

Ugu yaraan 11 haween ah ayaa ku dhintay qaar kalena way ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday garoon ku yaalla Afghanistan halkaasoo ay dadku u doonteen fiiso ama dal ku gal. Arrintan ayaa dhacday kaddib markii kumannaan qof ay isugu yimaadeen garoonka si ay helaan oggolaashaha aadista Pakistan. Dadkan ayaa loo sheegay inay tagaan garoon kubbad … Continue reading Haween ku dhamaaday mashaqo ka dhacday Magaalada Jalalabad (Sawirro)